Guddoomiyaha Xisbiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed Dr Salaad Muuse Cali ayaa ka qaybgalay kulan uu RaΓÇÖiisul Wasaaraha Soomaaliya la yeeshay xisbiyadii ka qaybgalay doorashooyinka golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir.\r\nGuddoomiyuhu wuxuu bogaadiyey dadaallada lagu xoojinayo wada-shaqeynta xukuumadda iyo axsaabta siyaasadeed, isagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo hufnaanta iyo daahfurnaanta geeddi-socodka doorashooyinka.
Manifestos
Mar 11, 2026
Guddoomiyaha Xisbiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed Dr Salaad Muuse Cali
Published By
System Admin
Recent Updates
Newsletter
Get the latest party updates directly in your inbox.